Ajj Palace Hotel kusoo dhowoow gacmo furan soodhowayn wanaagsan iyo qiima ku raali geliya
Ajj Palace Hotel waxaa ka helaysaa jiifka , goobaha lagu qabsado xafladaha sida arooska ,shirarka iyo wixii la mida sidoo kle waxaa laga helaa meelaha caruurta lagu ciyaarsiiyo . waxaa kaloo ka helaysaa meherad cunto.