What
  • Automotive
  • Beauty & Spa
  • Construction
  • Electronics
  • Financial services
  • fruits & Sweets
  • Furniture
  • General Trade
  • Health & Medical
  • Hotels
  • Real Estate
  • Restaurant
  • Schools
  • Services
  • Shopping
  • Stationery & Printing
  • Technology
  • Transportation
  • Travel
  • Water
Where

Olympic Mall Claimed

Goob casri ah oo aad ka helayso noockasta oo adeeg ah, Gacmo furan iyo shaqaale carbisan.

Be the first to review

Olympic Mall waa suuq weyn oo ku yaal bartanka magaalada Garoowe kaas oo iibiya alaabo kala duwan sida adeegyada guryaha ee kala duwan, dharka rag iyo dumar, qalabka caruurta, dharka caruurta, adeegyada sar sare ee dadka dibadaha ka yimaada iyo ajnebiga dalka jooga intaba.

Olympic Mall waxaa kaloo ka helayso cafeteria casri ah, goobo ganacsi oo kale sida bangi, golis iyo kuwa kaleba. Soo gaar Olympic Mall kana adeego.