What
  • Automotive
  • Beauty & Spa
  • Construction
  • Electronics
  • Financial services
  • fruits & Sweets
  • Furniture
  • General Trade
  • Health & Medical
  • Hotels
  • Real Estate
  • Restaurant
  • Schools
  • Services
  • Shopping
  • Stationery & Printing
  • Technology
  • Transportation
  • Travel
  • Water
Where

 Raydab Medical Centre

Kusoo dhowoow Raydab medical Center

Be the first to review

Waxaa ka helaysaa Dawooyin tayo leh, shaybaar casri ah oo lagu baaro dhamaan cudurada kala duwan, iyo dhakhaatiir khibrad dheer u leh cudurada iyo baaridooda, waxay takhaatiirtaasi kala la yimaadeen dalka dibadiisa (UK) iyo Canada.Shaybaarka iyo Qaybihiisa.1) Shaybaarka kemistrariga(Clinical Chemistry) ee lagu ogaado xanuunada xubnaha jirka sida wadnaha, beerka, kelyaha.2)Shaybaarka dhiigaga (Heamatolgy): shaybaarkan waxaa lagu baaraa cudurada dhiigaga ku dhaca sida dhiig yaraanta, kansarka dhiiga iwm.3) Shaybaarka Hormoonada kaas oo lagu baaro dheecaanada difaaca jirka, kuwa dhalmada iyo awooda shahwada ragga.4) Shaybaarka Bakteeriyda iyo faynaska (Microbiology) kaas oo lagu baaro caabuqyada kala duwan ee ay keenaan noolaha bakteeriyada, Fayruska iyo fangalka.Waxaan kaloo adeegyaddayada ka mid ah talo bixin xaga ka hortaga iyo maaraynta xanuunada kala duwan sida dhiig karka, sonkorta iyo kaastaroolka.Shaybaarkan waa kii ugu horeeyey ee Health check up dhamaystiran lagu sameeyo oo laga hirgeliyey Puntland. Kaas oo looga maarmayo adeegyadii loo doonan jiray dalka dibadiisa.