What
  • Automotive
  • Beauty & Spa
  • Construction
  • Electronics
  • Financial services
  • fruits & Sweets
  • Furniture
  • General Trade
  • Health & Medical
  • Hotels
  • Real Estate
  • Restaurant
  • Schools
  • Services
  • Shopping
  • Stationery & Printing
  • Technology
  • Transportation
  • Travel
  • Water
Where

Safari Phones

Ku soo dhowaw Safaari Phones, Gacmo Furan iyo Adeeg Hufan.

Be the first to review

Safari Phones Company waxay ka mid tahay shirkadaha ugu waaweyn ee deegaanad Puntland ee dhinaca iibinta iyo keenida qalabka electronicska baar ahaan Mobile Phones, Computers, Laptops, Desktops iy qalabka kale ee la halmaala.

Shirkadda Safaari waxay xarumo kala duwan ku leedahay magaalooyinka waaweyn ee Puntland sida Boosaaso, Garoowe, Gaalkacayo iwm.